Washington State Office of the Attorney General
- Citation
- Washington State Office of the Attorney General
- Jurisdiction
- Washington (state)
- Source
- Official source
- Original Source
- https://www.atg.wa.gov/landlord-tenant ↗
Related Parts of This Source

Full Text
1,693 charsየዋሽንግተን ግዛት ህግ (እንግሊዝኛ) የቤት አከራዮች የማስወጣት ሂደት ከመጀመሩ ቢያንስ 14 ቀናት በፊት ማሳወቂያ እንዲሰጡ ያስገድዳል። የ14-ቀን ማስታወቂያው ተከራዮች በአከራዩ እንዲከፍሉ የተጠየቀውን አጠቃላይ ገንዘብ መጠን ያሳውቃል እና በህግ የተወሰኑ መረጃዎችን ማካተት አለበት። Attorney General’s Office (የጠቅላይ አቃቤ ህግ ቢሮ) ይህንን የ14 ቀን ማስታወቂያ በዋሽንግተን ውስጥ በተለምዶ ወደ ሚነገሩ 12 ቋንቋዎች ተርጉሞታል፤ ይህም ከታች ይገኛል። Attorney General’s Office ለተከራዮች ስለ ህጋዊ እና የጥብቅና ምንጮች መረጃ ሰብስቧል፣ ይህም ተከራዮች በአፍ መፍቻ ቋንቋቸው እገዛ የሚያገኙባቸውን የስደተኛ እና የባህል ድርጅቶችን ያካትታል። እነዚህን ምንጮች እዚህ ማግኘት ይቻላል (እንግሊዝኛ)። ሊታተም ለሚችለው እትም እዚህ ጋ ጫን ያድርጉ / Click here for a printable document (Somali) Halkan guji haddii ay tahay Af-soomaali[click to expand/contract] ""Somali" Sharciga gobolka Washington (Ingiriisi) wuxuu u baahan yahay in mulkiilayaasha guryaha ay bixiyaan ogeysiis ugu yaraan 14 maalmood ka hor inta aysan bilaabin hanaanka guri ka saarista kiraystaha Ogeysiiska 14 maalmoodka ah wuxuu ku wargelinaya kiraystayaasha wadarta waajibaadka maaliyadeed ee uu milkiiluhu sheeganayo waxaana waajib ah inuu ku daro macluumaad gaar ah sida uu sharcigu dhigayo. Attorney General’s Office (Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud) wuxuu u turjumay ogeysiiskan 14 maalmoodka ah 12 luuqadood oo inta badan looga hadlo Washington kuwaas oo hoos laga heli karo. Xafiiska Attorney General’s Office wuxuu kireystayaasha u soo uruuriyey macluumaad ku saabsan kheyraadka sharciga iyo u doodista, oo ay kujiraan ururada soogalootiga iyo dhaqanka ka shaqeeya halkaas oo kireystayaasha ay ku heli karaan kaalmo iyadoo la isticmaalayo luuqadooda koowaad. Kheyraadkan waxaa laga heli karaa halkan (Ingiriisi). Halkan guji si aad u hesho dukumenti daabacan / Click here for a printable document (Arabic) اضغط هنا للغة العربية[click to expand/contract] ""Arabic"